23/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

ARAG wasiirka arimaha dibeda Somaliland Maxamed Biixi oo ka tagay wasiirnimadii kana cadhoodey Muuse Biixi

Wasiirka arimaha dibeda Somaliland Maxamed Biixi ayaa isna is casilay sheegayna in uu kursiga u ogoleyn ninka ay isku jufada yihiin ee Muuse Biixi oo Siilaanyo u sheegay in ay ka dambeeyaan. Siilaanyo ayaa go’aansaday in talada xisbiga loo dhiibo Muuse Biixi oo ay wadato xaaskiisa. Lama garankaro in kuwa isla jufada yihiin ay arbishi doonaan Hargeysa.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM