Waxa magaalada Wajaale yimi arday hore waxa uga baranaysay jaamacadaha Itoobiya oo dhamaantoodna ka soo jeeda Somalilaan ayaa isla markiiba lagu sii daayay magaalada xilli aan la takoorin.
Ardeydan waxay ahayd in takoorid lagu qabto muddo usbuuca ugu yaraan si loo hubiyo caafimaadka xili dalkla ay ka yimaadeen ee Itobiya uu cudurka Koro soo gaaray.
Dawlada Itoobiya ayaa xirtey dhamaan goobaha waxbarahada si ay uga hortagto in cudurka Kooro e hadda dalkeeda sii kordhaya aanu u sii faafin.
”Haba yaraatee wax nala baaray majirto haddana waxa nalagu yiri jidka iska celiya ayuu yiri arday ka walaacsan waxa uu kula noqonayo gurigooda.
Si kastaba ha ahaatee waxay muujinaysaa maamul xumada Muuse Biixi oo manta ka hadlaayay daynta dalka laga cafiyay inaanu raali ka ahayn xilli uu shegeganayo inuu go’ay.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay