X

Argagixis galaaftey nolosha Muslimiin badan oo Somali ah oo gacanta lagu dhigey

Argagixis galaaftey nolosha Muslimiin badan oo Somali ah ayaa gacanta lagu dhigey. Ninkan ayaa xilliga la qabtey gacanta kula jirey inuu Muslimiinta miinooyin ugu aaso wadooyinka ay maraan.


Waxa dhinaca kale argagixiskan weyni si sharci daro ah gacmaha uga jaray dhalinyaro aan waxba galabsan halkaasna ku laxaad tirey.

Horjoogahan kooxda gaalaynta u qaabilsanaa dhigida miinyooyinka dhulka ayaa hawlgal ay fuliyeen ciidanka qaybta 14 Oktoober lagu soo qabtey magaalada.


Maaha markii ugu horeysay ee argagixisada laga qabto kuwa miinada Muslimiinta u dhiga. Koocdan gaalaynta ayaa looga adkaadey dagaalkii tooska waxay hada isku bedeleen ku dhifoo baxso.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.