X

Argagixis isa soo dhiibey oo la soo bandhigey

Waxa magaalada xeebta ah ee Baraawe lagu soo bandhigey sarkaal ka tirsan argagixisada dhiigmiiratada ee shabaab oo ka sheekeeyay waxa ku kalifay inuu isa soo dhiibo. Dhiigmiiradkan aan la garanayn inta Muslimiina ee ku baxdey gacantiisa ayaa magaciisa lagu sheegay Maxamed Axmed Maadeey.


Wuxuu qirtey inuu argagixisada Ku biirey 8 sanno kahor, haddase abtigiis oo ka tirsan dawlada uu Kula taliyay inuu Ka soo baxo waxa uu Ku jiro. Wuxui kaloo sheegay in laga shikiyay taasna noloshiisa halis ku jirto.


Argagixisada ayaa jabtey waxayse welli joogtaa dhulka baadiyada iyo weliba gobol buuxa oo barwaaqo ah oo ay ka gurato baad. Waxay isku soo bandhigtaa xasuuqa ay gaystato iyo dilalka qorsheysan ee ay fuliso.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.