X

Argagixisada ay walaalaha yihiin Taalibaan oo xasuuqday ugu yaraan 80 reer Afqaana

Waxa dalkaasi Afqaanistaan laga soo sheegayaa laba qarax oo is xigxiga oo ay durba sheegteen kooxda Daacish ee ay walaalaha yihiin dhiigmiiratada Taalibaan. Warbaahinta Afqaanistaan ee aan hadli karin ayaa sheegtay in ugu yaqaan 80 shacaba lagu xasuuqay.


”Dhimashada ma yara anaa tiriya 50 ugu yaraan isdul jiifa ayuu yiri wiil dhalinyara oo dhiigleh oo goobta looga qaaday kaariyoone. Waxa kale oo la sheegayaa in askar ka tirsan Maraykanka iyaga lgu diley.


Goobta ay isqarxinta la eegteen ayaa ah goob dadka ka ordaya dhiigmiiratada Taalibaan ay aad uga buuxaan. Dadka dhintey ayaa waxa ku jira caruur iyo haween iyagu sugayay in dalka laga saaro.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.