November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Argagixisada Daacish oo laga xoreeyay Caynal-Carab oo hadda la ogaaday waxa ku kalifay inay kaba la,aan kaga baxaan+MUUQAAL

WP_20150129_003Kobane–Magaalada Caynal-Carab ama Kobane ee xadka Siiriya iyo Turkiga ayaa argagixisada Daacish ama isku sheegta dawlada Islaamiga ah ee laga xoreeyay ayaa hadda laga ogaaday waxa ku kalifay in ay inay orod kaga baxaan.

Muuqaal laga soo duubey ayaa muujinaya in ay waayeen meel ay ku dhuuntaan oo xataa isbitaalkii iyo masaajidadii ay isku qarinayeen ay ku dumeen. Dadkii ay barakiciyeen ayay hadda ku qaadanaysaa in sanado ah in ay dib u dhistaan Caynal-Carab.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS