Argagixisada Daacish oo laga xoreeyay Caynal-Carab oo hadda la ogaaday waxa ku kalifay inay kaba la,aan kaga baxaan+MUUQAAL
Kobane–Magaalada Caynal-Carab ama Kobane ee xadka Siiriya iyo Turkiga ayaa argagixisada Daacish ama isku sheegta dawlada Islaamiga ah ee laga xoreeyay ayaa hadda laga ogaaday waxa ku kalifay in ay inay orod kaga baxaan.
Muuqaal laga soo duubey ayaa muujinaya in ay waayeen meel ay ku dhuuntaan oo xataa isbitaalkii iyo masaajidadii ay isku qarinayeen ay ku dumeen. Dadkii ay barakiciyeen ayay hadda ku qaadanaysaa in sanado ah in ay dib u dhistaan Caynal-Carab.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
November, 15, 2023
Qisada diyaarad laga leeyahay dalkaasi Nayjeeriya oo Sacuudiga ...
July, 24, 2023
Ururka samafalka ee MG ayaa caawa gudoomiye cusub ...
July, 12, 2023
Siyaasi Cali Faarax Cabdullaahi ayaa sheegay in Dhulbahante ...
June, 6, 2023
Umu Salamah waxay markii dambe ka mid noqotey ...
May, 13, 2023
Turkigu kama mid ahayn wadamada xilliyada doorashada isha ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...