November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Argagixisada Daacish oo laga xoreeyay magaalo caana oo ku taal Liibiya

Xoogaga Liibiya ayaa ka eryaday magaalada Sirte ee dalkaasi Liibiya argagixisada Daacish oo magaalada ka soo gashay badda kana taagatey calankeeda madow. Xoogaga Liibiya ayaa in muddo ah diidanaa in ay sii burburiyaan inta ka hartey Sirte.

Sirte ayaa ahayd magaalo aad u quruxbadan oo hogaamiyihii dalkaasi ku shirin jiray Afrikada. Waxase burburiyay xoogagii indhaha la’aa ee la safety reer galbeedka kana soo reebay qolfoof. Waxase la ogaadey in aasnu Qadafi ku nooleyn meesha.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS