18/04/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Ciidanka Danab ee jooga Gaalkacayo oo argagixiso ajaanib ku jirto soo qabtay: SAWIRO

Ciidamada Kumaandooska Milateriga Soomaaliyeed ee Danab oo howlgal qorsheysan ka fuliyay xalay Magaalada Gaalkacyo ee gobalka Mudug ayaa gacanta ku soo dhigay xubno ka tiran Alshabaab oo uu ku jiro sarkaal u dhashay dalka Suudaan oo qaraxyada u qaabilsanaa.

Howlgalka ayay wadajir isaga kaashadeen Danab iyo ciidamada PIS-ta Puntland, waxaana uu sheegay inay soo xireen horjoogaha la qabtay oo lagu magacaabo Siciid Cabdullaahi Abubakar Al-Suudani.

DANAB-01UUUU

DANAB-01

DANAB-01

Danab1

DANAB-02

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS