Monday, May 20th, 2024
header










Meta







Argagixisada Daacish oo soo bandhigtey caruur ay xasuuqa barayaan

Argagixisada ugu xun aduunka ee at ku xigto shabaab iyo Boko Xaraam ee Daacish ayaa soo bandhigtey caruur dugsi looga dhigey sida xasuuqa loo barto.

Argagixisada ayaa caruurtan baray sida loo xasuuqo halkaana ku dila Muslimiinta ay gaaleeyaan. Maadaama caruurtu dambi lahayn ayay uga faaiideystaan in at ku xasuuqaan muslimiinta.

Caruurta lagu arkayo halkan ayaa qaarkood u dhashay wadamada Ingiriiska iyo Yurubta kale.

Inkastoo aanan si dhab ah loo ogeyn halka ay tahay meesha toogashada ay ku geysanayaan caruurtaan, ayaa hadana Warbaahinta waxa ay sheegaysaa inay tahay Magaalada Raqa ee dalka Syria, gaar ahaan goob lama degaan ah oo cidlo ah.

Shanta caruurta ah ee geysanaysa falkaan argagaxa leh ayaa u kala dhashay dalalka Britain, Turkey, Masar, Uzbekistan iyo Tunisia, waxaana la tilmaamay inay dhaleen dagaalyahano ka tirsan Daacish.

Mid ka mid ah Caruurta oo ka soo dhex muuqday Muuqaalka ayaa sheegay inaysan jirin cid badbaadin karta Maxaabiistan, xitaa hadii ay u soo gurmadaan Mareykanka iyo Jarmalka.

Ma’ahan markii ugu horeysay ee Daacish ay soo bandhigaan Caruur da’dooda aad u yar tahay oo at ku bilaabaan sida xasuuqa loo sameeyo.

Ma’ahan markii ugu horeysay oo Daacish ay soo bandhigaan Caruur da’dooda aad u yar tahay oo fal toogasho ah sameynaya.

Daacish-1

Daacish-2

Daacish-3

Daacish-4

Daacish-5

Rashiid Ceelanyo

ARAABINEWS

Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...