X

Argagixisada iyo maamulka Somalilaan oo u darsaday Xasan Cali Kheyre

Marka laga soo tago gaalada u oynaysa kalsooni kala noqoshadii barlamaanka Somaliya kalsoonida kala noqdeen Xukuumadii Xasan Cali Kheyre, waxa iyana ka gariiray argagixisada iyo gooni goosadka Muuse Biixi.


Dhiigmiiratada shabaab ee xasuuqay kumanaan Soomaali ah ayaa ka gariiray xika qaadista Xasan Cali kuna tilmaamay in ”wax la dhisay dib loo burburiyay iyo dhamaadka dawlada dhexe sida uu sheegay dhiigmiirada Cali Dheere.

” In xukuumaddii wada-hadalka nala waday wax yar lagu rido waxay muujineysaa kalsooni daro waana nasiib daro kumana kalsoonan karno dawlada Somaliya ayuu yiri wasiirka ku xigeenka arimaha dibedda Liibaan Yuusuf Gaaxnuug oo beesha Isaaqa booskana ugu xoog sheeganaya Faratoon oo Dhulbahante awoodna u lahayn inuu si xora u hadlo.


”Waxa nasiib daro in Xasan Cali Kheyre ay tabayaan gooni goosato iyo dhiigmiiratodaadisay dhiiga kumanaan Soomaali ah iyo weliba gaalada faraha kula jirta dalka syuu yiri Cali Calasow.

Xasan Cali Kheyre oo aan sheegan karin waxqabad keligiisa ayaan haba yaraatee abuurin shaqooyin dhalintu ku diirsan karto.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.