Argagixisada oo dil foolxun ka gaysatey Hiiraan
Argagixisada ayaa dil foolxun ka gaysatey Hiiraan. Degmada Wanlaweyn ayaa xalay argagixisadu ka fulisay xasuuq foolxun oo ay u gaysatey nabadoon caan ka ahaa magaalada.
Nabadoon Macalin Maxamed Cabdi (Macalin Jeelle) ayaa argagixisadu gurigiisa ku dhex dishay xilli saq dhexe ah sida ay xaqiijiyeen dadka deegaanka, gaar ahaan dad deris lahaa Marxuumka la dilay.
Nabadoon Maxamed Cumar oo ay ehel yihiin marxuumka dhintay ayaa saxafada u sheegay inuu banaanka u soo baxay marka uu rasaasta maqlay balse argagixiso afduuban oo hubeysan ku amreen inuu gurigiisa ku laabto hadii kale ay khaarajin doonaan.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...
April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...
April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...
April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...
April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...