X

Maamulka Koofur Galbeed oo boodhka ka jafaya madaarka iyo dekedda Baraawe: SAWIRO

Maamulka Koofur Galbeed ayaa boodhka ka jafaya madaarka iyo dekedda Baraawe oo qadiimi ah. Baraawe ayaa waxa ku yaala jeel Talyaanigu dadka ku xiri jirey oo ku yaala dhinaca kale ee magaalada.



Xubno ka mida maamulka oo horkaco gudoomiyaha barlamaanka Koofur Galbeed ayaa qiimeyn iyo indha indheyn waxa ay ku sameeyeen hanaanka dhismaha dakadda Magaalada Baraawe, waxaana durba la arkaayay shalay, iyadoo ay bilaabatay dhismaha madaarka.



Koonfur Galbeed ayaanan laheyn Dekad rasmi ah oo ay kala soo dagaan maciishadaha kala duwan, waxayna ku tiirsan yihiin dakadda Magaalada Muqdisho.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

 

 

 

admin:

This website uses cookies.