Argagixisada kooxda gaalaynta ayaa miino u aastey suuq Arbacada ay isugu yimaadaan xoola dhaqatada iyo dadka kale ee wax kala iibsanaya oo ku yaala Goof-gaduud oo ka tirsan gobolka Bay. Miinada ayaa suuqa lagu aasay ayuu yiri masuul u hafley gobolka Bay.
Ilaa hadda dhimashadu waa 5 qof halka dhaawacuna uu ka badan yahay 40 ayuu yiri. Yaa kale hee waa kooxdii gaalaynta waa iyaga kuwa muslimiinta xasuuqa ee xalaashadey dhiigooda.
Dadkii goobta lagu xasuuqay ayaa markiiba aas wadared loi sameyay inkastoo miinadu haleeshay xilli nin walba ku mashquulsanaa iibsiga xoolihiisa ayuu yiri Yuusuf cadow.
Dadkii djaawaca ahaa ayaa loo soo daadgureeyay dhinaca caasimada gobolka ee Baydhabo.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay