Argagixisada shabaab ee la sheego inay taageero ka helaan maamulka Somaliland si xasilooni daro uga jirto Koofurta dalka ayaa maanta oo Axadda la sheegay inay soo galeen deegaan Somaliland maamusho oo ka tirsan Sanaagta Galbeed.
Dadka deegaanka tuulada Gacanmaroodi ee ka tirsan Sanaag ayaa sheegay in argagixisadu timi halkaas Isla markaana dhufaysyo Ka samaysteen.
Tuuladan ayaa hoostagta deegaanka Yube oo ay Ka taliyaan maamulka Muuse Biixi Sida uu sheegay taliye u hadley maamulka Butlaan.
Muuse Biixi ayaan welli wax wara Ka soo saarin argagixisada soo gashay Sanaagta Galbeed. Horjoogeyaal Ka tirsan argagixisada ayaa taageero Ka hela labada maamul ee Butlaan iyo Somaliland si Koofurta u xasiloon Sida ay hore u sheegteen.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay