November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Argagixisada shabaab oo shaaciyay tirada dadkeena ay xasuuqeen intii Farmaajo qabsaday

Argagixisada shabaab ee subax iyo habeen ka shaqeeya xasuuqa Muslimiinta ayaa shaaciyay tirada dadkeena ay xasuuqeen intii Farmaajo qabsaday. Argagixisada oo ku faanaysa xasuuqan ayaa shaacisay tirada.

Xasuuqan ayaa ka bilaabmaya 15 bishii hore kuna eg ilaa bishan sideedeedii. Waxayna guud ahaan xasuuqeen dad gaaraya 180 ruux oo Somali dhamaantoodna ka soo jeeda Muqdisho iyo gobolada u dhow.



Dadkan ay xasuuqeen ayaa waxa ku jira dad birimageydo ah laakiin iyagu gaaleeyeen hadana dhiigooda xalaashadeen.

Somalida ayaan wali ku baraarugin cadowga kaliya ee Somalidu leedahay ee ku qadhaabta diinteena macaan ee ka fog xasuuqa HALQOF oo Muslima.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS