Monday, May 20th, 2024
header










Meta







Argagixisada shabaab oo sii daysay xildhibaan beesha dhexe ah oo fuliyay weerarkii shalay ee Muqdisho

Warbaahinta argagixisada Shabaab ayaa baahisay Wareysi ay la yeelatay Saalax Nuux Ismaaciil (Saalax Badbaado) oo ahaa Xildhibaan hore kana mid ahaa xilligii dawladii fadhiid Sheekh Shasriif in uu ahaa ragii Fuliyey Weeraradii goob u dhaweyd garoonka diyaaradaha.

Naftii halige Saalax Badbaado ayaa ka soo jeeda beesha dhexe wuxuuna ku dhashay gobolka Sanaag wuxuuna xilligii Sheekh Shariif isku dhiibey argagixisada.

Argagixisada ayaa xilligaa haysatey guud Muqdisho aan ka ahayn meelaha muhiimka sida garoonka, dekeda iyo madaxtooyada. WAxase lagu guulaystey in la fogeeyo.

Waa xildhibaankii u horeeyay oo isku dhiiba argagixisada isla markaana si weyn u qaata waxay aaminsan yihiin oo ah in dadka kale oo dhan ay gaalo yihiin iyaguna yihiin kuwa kaliya ee diinta haysta.

Waxaad is waydiin kartaa haddii aad dhalinyaro tahay da’diisu u dhaxayso 18 ilaa 30 oo ah kuwa argagixisadfu duufsato muxuu isku qarxin waayay kuwa haysta argagixisada oo ay janada u geli waayeen.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...