Argagixisada shabaab ayaa soo bandhigtey wiil yar oo ay qaldeen oo isku qarxiyay ciidamada Yugandha ee jooga gobolka shabeelaha hoose. Wiilkan oo aad u da’yar ayaa ka mida kuwa ay u isticmaalaan meelaha ay iyagu naftooda u quudhi waayeen sida caadiga ahna waxa la siiyaa waxoogaa yar oo lacaga maadaama aan kala ogeyn ficilka uu naftiisa ku haligeyo.
Waxa ay sidoo kale soo bandhigtay muuqaal soconaayo dhowr daqiiqo oo ka turjumaaya qaabka uu dagaalka u dhacay iyo Khasaarihii ka dhashay Dagaalkaasi.
Waxaa Sawirada iyo Filimkaba ka muuqda Naftii haligihii fuliyay weerarkii Ismiidaaminta ahaa ee ka dhex dhacay gudaha Xarunta AMISOM ee Leega kaasi oo magaciisa lagu sheegay Cammaar Cusmaan Axmed.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS.COM

Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay