Monday, May 20th, 2024
header










Meta







Masaajidada dunida muslimka iyo kuwa aan muslimka ahayn oo ku socda in dadka galaya la baaro: ARAG Yugandha

Masaajidku waa goob u gaara in RABI kaliya lagu caabudo marka ay jirto bulsho Muslim ah oo fahmaysa meel sidaasa in aad loo daryeelo noqotana meesha ugu quruxda iyo amaanka badan aduunka..waxa taas bedelay dagaalo ka dhacay dunida Muslimka dhexdeeda kuwaas oo keenay in aakhirkii masjidkiina nabadgeliyo waayo.

Laakiin hadana masaajidadu ma gaarin heer ama meel qofku markuu tagayo la iska baaro isagoo qofkaasi u socda hal ujeedo oo ka duwan ujeedadii loo dejiyay masaajidka oo ah in loo yimaado KALIYA in lagu caabudo RABIGEENA RAXMAANKA AH ee mudan.

Waxa taas bedelay kooxaha argagixisada oo masaajidka haday geli waayaan ku horsuga qofka ay gaaleeyeen xilliyada uu ka soo baxo masaajidka. Taas markii ay guulo ka gaari waayeen waxay keeneen in masaajidka ay la soo dhexgalaan hub ay isku qarxiyaan.

Muuqaalka hoose waa masaajid shalay lagu tukaday salaada ciida dalkaasi Yugandha oo dadka soo galaya rag iyo dumarka aad loo baadhayo.

Shalay ciid ayay ahayd markii masjid ku yaala Sanca ay laba naftii haligayaan ay ku xasuuqeen dad aad u farabadan oo u yimi masjidka in ay gutaan waajibaadka ALLE. Labadan ayaa iyagu u yimi ujeedo ka duwan tan masjidka loo dejiyay..waxayna sameeyeen in midna safka hore isku qarxiyay midna safka dambe si ay u dilaan dad aad u farabadan.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS.COM

Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...