15/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Argagixisada shabaab oo tuulo ka tirsan Koofurta Somaliya ku madadaaliyay dad argagaxsan iyo afduubka oo kolba ka dhaca

Argagixisada Koofurta Somaliya ee shabaab ayaa tuulo ka tirsan Koofurta ku madadaaliyay Somali aad u argagasan waxa ay samayn iyagoo dadka xoog looga soo saaray tuulada si ay u daawadaan..waxase dadkii arkeen koox afka soo duubatay oo madadaaladii ay wadeen ay kolba afka dib u duubanayaan. Dadka ayaa garan waayay cida ay daawanayaan.

Waxa goobta isugu soo baxay dad afka duuban iyo haween afka duuban laakiin argagaxsan. Tuuladan ayaa lagu sheegay in ay dhowdahay xaruntooda weyn ee Bu’aale ee Jubada dhexe halkaas oo boqolkiiba 80 dadku aanay dugsi tagin.

w-6a4952300b[1] w-6c9ef34bcf[1] w-446689a31d[1] w-df4506951c[1] w-ee8d86349e[1]

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM