Argagixisada shabaab oo tuulo ka tirsan Koofurta Somaliya ku madadaaliyay dad argagaxsan iyo afduubka oo kolba ka dhaca
Argagixisada Koofurta Somaliya ee shabaab ayaa tuulo ka tirsan Koofurta ku madadaaliyay Somali aad u argagasan waxa ay samayn iyagoo dadka xoog looga soo saaray tuulada si ay u daawadaan..waxase dadkii arkeen koox afka soo duubatay oo madadaaladii ay wadeen ay kolba afka dib u duubanayaan. Dadka ayaa garan waayay cida ay daawanayaan.
Waxa goobta isugu soo baxay dad afka duuban iyo haween afka duuban laakiin argagaxsan. Tuuladan ayaa lagu sheegay in ay dhowdahay xaruntooda weyn ee Bu’aale ee Jubada dhexe halkaas oo boqolkiiba 80 dadku aanay dugsi tagin.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS.COM
April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...
April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...
April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...
April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...
April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...