November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Argagixisada shabaab oo weji duuban oo soo bandhigey diyaarad aan iswadin oo soo dhacdey: SAWIRO

Kooxda Argagixisada shabaab ayaa soo bandhigtay diyaarad nooca wax basaasa ah oo kharaabtey oo ay inta badan isticmaalan ciidamada Amisom. Argagixisada ayaa sheegin halka diyaaradani ku soo dhacdey.

Goobta argagixisadan xasuuqda ummada Somaliyeed joogaan ayaa ah beero dad islaama leeyihiin lamana oga in ay goobtan ku soo dhacdey iyo in kale.

Cadowgan ummada Somaliyeed ayaa xasuuqiin ugu dambeeyay ku qaaday hotel Naasahablood halkaas oo ay xasuuqeen dad kor u dhoofaya 15 oo ay ku jiraan hooyooyin caruurtooda u xoogsanayay.

Drone3[1]Drone1[1]

Drone1

Drone2

Drone3

Drone4

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS