30/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Argagixisada Sucuudigu taageero oo laga saarayo guryaha ay dhufays ka dhigteen ee XALAB (Siiriya)

Ciidanka xooga dalka ee Siiriya ayaa guri guri uga sifaynaya argagixisada Sucuudigu taageero ee la baxday Al-Nusra halka kuwa Turkigu taageerto ee iyaguna la baxay Akhwaan Muslimiin lagu jabiyay goobaha ay ku dhuumanayeen.

Ciidanka Siiriya oo isku dhafan ayaa ku dhow in uu XALAB ka xoreeyo argagixisada. Warbixintan waxa duubey telefishan laga leyahay dalkaasi Abkhazia oo ka tirsan Joorjiya ahna Muslimiin hadda Ruushka ka mida.

Waxa ku jirta argagixiso la qabtey oo hadda aad u NAXSAN.

WP_20161204_18_51_57_Pro

 

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS