09/02/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Argagixisada Taalibaan oo xasuuq xun ka gaysatey caasimada Kaabuul

Argagixisada Taalibaan ayaa xasuuq xun ka gaysatey caasimada Kaabuul halkaa oo dhimashadu cagacagaynayso 45 qof halka dhaawacuna marayo 150.

Masuuliyiinta dalkaasi Afgaanistaan ee argagixisadu burburisay ayaa sheegay in dhimashadu intaas ka badan doonto maadaama goobta argagixisadu weerartay at dad badan joogeen suuqna ahayd.



Argagixisada oo isticmaalaysa gawaartida loogu adeego dadweynaha ee gargaarka ayaa ku dhex qarxiyay goobta suuqa oo ku taal bartamaha caasimada subixii hore maanta.



Ubsbuucan adhexdiisa ayaa argagixisada xasuuqdey in kabadan 20 qof halka sodomeemop dhaawac noqdeen.

Argagixisooyinka magacda badan ee dunida Muslimka ayaa beegsada goobaha dadku ku badan yahay.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS