Monday, May 20th, 2024
header










Meta







Dawlada Somaliya oo war ka soo saartey dagaalka Turkigu kula jiro Kurdiyiinta Siiriya

Dawlada Somaliya ayaa war ka soo saartey hawlgalka Turkigu kula jiro Kurdiyiinta Siiriya ee Maraykanku taageero. Kurdiyiinta Siiriya ayaa dhulkooda ka xoreeyay argagixisada Sucuudigu taageero ee Daacish.



Dawladda Soomaaliya waxa ay sheegtay in ay taageersan tahay si walba oo ay suurtagal u tahay in looga hortaggo qataraha kusoo wajahan dal weynaha Turkiga.

Wasiirka Arrimaha Dibbada Soomaliya Axmed Ciise Cawad ayaa u sheegay wakaalada wararka ee Anadolu ee dalka Turkiga dowladda Soomaaliya ay si buuxda u taageersan tahay howlgalka ka dhanka ah Kooxaha Kurdiyiinta Suuriya.



Erdogan ayaa weerar ku qaaday Kurdiyiinta Siiriya taas oo uu u arko inay khatar ku yihin isduubnida dalkiisa.



“Turkigu waxa ay xaq u leeyihiin inay is difaacaan,waxaan la hadlay Wasiirka Arrimaha Dibbada Turkiga Mevlut Cavusoglu una cadeeyay taageerada Soomaaliya ay u hayso howlgalada” ayuu yiri Cawad.

Kurdiyiinta Siiriya ayaa ka taagey Siiriya calanka Kurdiyiinta Turkiga.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

 

Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...