X

Argagixisadii ugu badneyd oo lagu toogtey Gaalkacayo

Argagixisadii ugu badneyd ayaa maanta lagu toogtey maamulka Butlaan kadib markii lagu helay dilal qorsheysan oo ay ummada ku hayeen in kabadan 8 sanno. ”Haku cibro qaataan kuwa dambe ee dhibaya ummada ayuu yiri sarkaal ka hadlay meydka argagixisada dushooda.


Waa markii ugu horeysay oo argagixiso intaas leeg lagu dilay Somaliya. Mid iyaga ka mida ayaa xasuuqay in ka badan 600 oo qof oo Somali ah oo welli dadkii ka badnaadey la tacaalayaan nolosha.


Waxa soo dhaweeyay dilka lagu fuliyay argagixisada dadkii ay dadkooda dhaafiyeen ayagoo gaaleeyay kadibna meydkooda oo qoorta go’an soo dhigi jirey wadooyinka si looga argagaxo.

”Waxa maanta aan tusnay waxay yihiin 18 ka mida argagixisada ayuu yiri sarkaalka oo sheegay inay sii wadi doonaan ugaarsiga argagixisada.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.