Thursday, May 9th, 2024
header










Meta







Argagixiskii ugu weynaa aduunka oo Muslimiinta laga qabtey

Madaxweynaha Maraykanka Taram ayaa xaqiijiyay ugu dambeyn in xasuuqihii ugu weynaa ee Muslimiinta Suuriya iyo Ciraaq dabar gooyay kana masuul ahaa dhulka la simida hantidooda, in lagu diley Suuriya. Warkan farxada leh  ayaa looga aada soo dhaweeyay Suuriya iyo Ciraaq inkastoo dhibkii uu gaystey ayna Ka soo kabsan Karin sanado badan.



Wuxuu qixiyay malaayiin reer Suuriya iyo Ciraaq uu Ku dul dagaalamay hantidoodii kana dhigtey dhufays iyo meelo uu Ku qalo dadka. Masiibada uu gaystey lama soo koobi karo.

Dilkiisa oo yimi xilli laga adkaadey argagixisada ayaa Ka dhacay gobol Turkiga ay Jaar yihiin oo ayna joogaan maleeshiyo uu taageero Dayib Erduqaan oo lagu magacaabo ciidanka xorta ah ee Suuriya.



Xilligii argagixisadu ugu xooga weynayd waxay xasuuqdey malaayiin shacaba oo qarniyo si nabada ku deganaa, waxa la soo faqay malaayiin qabuuro, waxay burburiyeen qabriyadii rasuulada.



Sidee isku diley

Xagjir Taram ayaa sheegay in markii hawlgalka la waday uu dhiigmiiradka la baxay Albaqdaadi uu galay hog  aan meel looga baxo lahayn Isla markaaba watey sadex caruura markuu arkey in meel uu u cararo ayna jirin uu kadib isku qarxiyay suunkii uu xirnaa. Waxa la xaqiijay is dilkiisa markii dhiig laga qaaday hilbihiisa uraayay.

Fuleynimo ayuu ku dhintey asagoo weliba oynaaya ayuu yiri Taram ha arkaan kuwa uu waalay in aanu geesinimo ku dhiman iyo dagaal.

Waxa nasiib wanaaga inuuna Ku bixin gacan gaalo iyo mid Muslimba laakiin isagu isqarxiyay ayuu yiri masuul Kurdiyiinta u hadlay.



Waxa hawlgalkan  Ka wada shaqeeyay Kurdiyiinta Suuriya iyo ciidamo gaara oo Maraykanku leeyahay iyo helikobtaro dusha ka ilaalinaaya.

Taram  ayaa u mahadceliyay wadamada Ruushka, Turkiga, Suuriya, Ciraaq oo fududeeyay sidii hawlgalkan u guulaysan lahaa.

Sawirka hoose waa aqalkii uu ku jirey dhiigmiirad Albaqdaadi oo dhulka lala simey tuulada Barisha ee Suuriya

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS



Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...