Argagixiso baxsada oo ka soo jeeda Hargeysa iyo Burco oo ka soo qulqulaya Koofurta Somaliya
Argagixiso baxsada oo ka soo jeeda Hargeysa iyo Burco ayaa ka soo qulqulaya Koofurta Somaliya. Argagixisadan hore xasuuqyada uga gaystey Koofurta Somaliya ayaa dib uGu soo noqonaya Somaliland.
Baxsadka argagixisadan dhalinyarada la duufsadey u badan ayaa imaanaya ayadoo Maraykanku u diidey hog ay galaan iyo meel ay ka galaan diyaaradaha dul heeheebaya waxayna noqdeen mas la raadinayo.
Soo gelitaanka argagixisadan ayaa waxa fududeeyay saraakiil ka tirsan maamulka Somaliland. Maamukka Somaliland ayaa hore loogu eedeeyay inay fududeeyaan baxsadka argagixisada.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...
April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...
April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...
April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...
April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...