Friday, April 26th, 2024
header










Meta







Argagixiso gaala oo weeraray Muslimiin ku jira masjid ku yaala Norway

Argagixiso gala oo booliiska dalkaasi Norway ku tilmaameen nin cadaana ayaa weerar ku qaaday masjid ku yaala caasimada oo lagu magacaabo Alnuur Masjid. Gaalkan argagixisada ah oo koobigareeyay gaalkii ka weynaa ee muslimiinta ku xasuuqay Niyuusiilan.

”Falkan ka dhacay masjidka waa fal argagixiso ayaa booliiska dalkaasi ku dhiiradey inay yiraahaan halka caadiyan dadka noocana ee gaalada ah lagu tilmaamo xagjir ama nin waalan.



Ninkan ayaa shalay casarkii xilli Muslimiintu tukanayaan salaadii casarka uu masjidka la soo galay bastoolad iyo qoriga garabka laga rido, wuxuuna bilaabay inuu toogto Muslimiinta.

Kadib oday 75 jira oo aad ku arkaysan sawirka sare ayaa si geesinimo isku duubey kana badbaadiyay inuu gaysto dhimasho badan. Odaygan ayaa waxa soo gaartey dhaawac fudud.  Waxa goobta lagu arkay gawaadhida gurmadka iyo diyaarada helikobtarta oo dul heeheebaysa masjidka.



Meyd laga helay guriga argagixiska

Booliiska ayaa sheegay inay hayaan argagixiska falkan gaystey, waxayna sheegeen in baaritaan deg dega oo lagu sameeyay guriga uu degan yahay laga helay haweenay meyd ah.

Ninkan ayaa saxaafada qaar sheegayaan inuu ka mid yahay kuwa uu kiciyay xagjir Taram. Masjidkan Alnuur ayaa ah masaajidka kaliya e soo rogey in masjidka lagu galo kaadh aqoonsi kadib xasuuqii Niyuusiilan.

Sawirada hoose waa masjidka iyo booliis qumaati u galaya

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS



Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...