Waxa caawa oo Jimce ah lagu soo bandhigey degmada Baardheere ee gobolka GEDO dhalinyarao argagixiso u gudda jirey fal amniga dadka shacabka ah ka dhana. Waxa hawlgalkan ka qayb qaatay ciidanka dawlada dhexe ee ku sugan Baardheere.
Waxa baryahan la kordhiyay hawlgalada lagu adkaynayo amniga ayadoo si gaara loo beegsanayo dadka aan la garanayn ee soo galaya magaalaada. Dhalintan ayaa la sheegay in markii la sii daayay.
Baardheere ayaa hoy u noqotey qaraxyo is xiga xiga oo baryihii dambe ka socday ka dhacaayay, qaraxyadaas oo dadka qaarkood leeyihiin waxa ka dambeeya Kiiniya halka inta badan ay fuliyaan dhiigmiiratada shabaab.
C/llaahi Warhaye
ARAABINEWS