Wararka ka imanaya dalka Paksitaan ayaa sheegaya in maanta goordhaweyd uu Bam ku qarxay isbitaal ku yaala koonfurta galbeed ee dalka Pakistan, waxaana ku dhintay ugu yaraan 42 ruux, tiro kale oo dad ahna ay ku dhaawacmeen.
Qaraxu wuxuu ka dhacay qaybta xaaladda deg-degga ah ee isbitaalka magaalada Quetta oo ah caasimadda gobolka Balochistan.
Rasaas ay dabo socotay qaraxaas, arrintaas ayaana dhacday waxyar uun kaddib markii garyaqaanno ay keeneen maydka Bilal Anwar Kasi oo ah garyaqaan sare oo caan ah oo la dilay sabaxnimadii hore ee maanta oo Isniin ah.
![Lawyers were gathered at the hospital to accompany their colleague's body when the blast struck [Saadullah Akhter/Al Jazeera]](https://www.aljazeera.com/mritems/imagecache/mbdxxlarge/mritems/Images/2016/8/8/ed8a72917bee4b29a5833784b672cb10_18.jpg)
![]() |

Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
![qarax-isbital3[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2016/08/qarax-isbital31-300x200.jpg)

More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay