18/04/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Ciidamada Suuriya oo dhirbaaxo kulul ku dhiftey argagixiso barakicisay kumanaan magaalada Xaleebo

Ciidamada Siiriya ayaa dhirbaaxo kulul ku dhiftey argagixiso ku dhuumanaysa guryaha dadkii ay qixiyeen magaalada ay burburtiyeen ee Xaleebo ee galbeedka Siiriya. Ciidamada Siiriya ayaa ku dhow in ay magaalada ka xoreeyaan argagixisada.

Argagixisada Nusra iyo kuwa Sucuudigu taageero ayaa barakiciyay kumanaan reer Siiriya markii ay soo galeen magaalooyinka waaweyn ee dalkaasi iyagoo taageero ka helaya Maraykanka, Sucuudiga iyo Turkiga.

Argagixisada ayaa isku dayay in ay go’doon ka baxaan iyagoo ku dhumanaya guryo dadkii lahaa ay ka qixiyeen waxase ka qabsaday jab aad u xoogan.

Sawirka hoose waa argagixiso ka dagaalamaya guri dadkii lahaa ay qixiyeen

_90706779_353df848-5192-4e6d-924e-9186df4e0fe9[1]

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS