Argagixiso midi la dhex qaaday jaamacad ku taal Maraykanka oo noqdey Somali
Wararkii ugu dambeeyay weerar argagixiso oo ka dhacay gobolka Ohio ee dalkaasi Maraykanka qaasatan jaamacada ugu weyn dalkaasi ayaa sheegaya in 11 qof dhaawac yihiin.
Booliiska iyo hay’adaha sirdoonka ee dalkaasi ayaa sheegay in ninka weerarka midida iyo gaadhiga adeegsaday uu ahaa Somali qoxootinimo ku soo galay dalka soona maray hoyga argagixisada aduunka ee Bakistaan.
Ninkan ayaa magangalyo ka helay dalka Maraykanka isaga iyo qoyskiisa si nabadana ku deganaa dalkasi Maraykanka, wuxuu ugu abaalgudey in uu midiyo la dhaco dad aan waxba galabsan oo weliba arday ah.
Booliiska ayaa ku sheegay ninkan magaciisa Cabdi Cali Cartan oo ah qoxooti deganaansho la siiyay. Weerarka ayuu dhagarqabe Cabdi u adeegsaday gaadhi kadibna uu ka tagey gaadhiga midina ku eryaday dadka ilaa waxyar kadib la diley.
Sawirkan hoose waa muuqaalka ninka weerarka gaystey laakiin hadda diley
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...
April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...
April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...
April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...
April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...