X

Argagixiso miino aasayay oo lagu guulaystey in la toogto

Ciidanka amniga ee aadka u feejigan ayaa toogtey nin argagixiso ah oo aasay miino uu rabay inuu ku xasuuqo Muslimiin. Ninkaan oo hawsha gudaha kula jira ayaa waxa arkay ciidanka amniga waxana lagu toogtey isla bartaas.


”Wuxuu rabay inuu baxsado markii lagu soo baxay waxase lagu guulaystey in la toogto ayuu yiri afhayeen u hadlay  ciidanka booliska degmada Wardhiigley.

Ciidanka amniga ayaa had iyo jeer heegan ugu jira sidii cadowga looga badbaafin lahaa ummada Somaliyeed ee ay dishatey maamul xumadu.


Dadkii ka ag dhawaa goobta lagu toogtey argagixiskan ayaa aad ugu farxay falkan looga hortagay in masiibo xoogleh ay ka dhacdo goobta.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.