Argagixiso soo goosatey oo la soo bandhigey: SAWIRO
Argagixiso soo goosatey ayaa la soo bandhigey. Nabad sugidda Maamulka Axmed Madoobe ee Jubba ayaa magaalada Kismaayo ku soo bandhigey 12 dhallinyaro oo ay sheegeen in ay ka mid ahaayeen argagixisada Shabaab.
tyle=”text-align: justify;”>Argagixisada shabaab ayaa la ogadey inay isku soo dhibaan siyaabo farabadan. Qaar ayaa la ogaadey inay isku soo dhiibaan inay sir helaan ama madaxda dilaan halka kuwo kalana qaati ka joogsadeen dilka ummada muslimka kana toobad keenaan lacagtana qaataan.
nta badan raggan waxaa la sheegay iney ka yimaadeen degaanada maalmihii la soo dhaafay ay xiisadaha dagaal ka taagnaayeen oo uu ka mid yahay Baar-sanguuni iyo meelo kale oo ku yaalla duleedka magaalada Kismaayo.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...
April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...
April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...
April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...
April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...