X

Arjantiina oo caalamka ka heshay hambalyo

Xulka dalkaasi Arjantiina ayaa markii sadexaad ku guulaystay koobka kubadda cagta adduunka, waxayna u tahay guul weyn ciyaartoyga Messi oo muddo sugaayay.



Ciyaarta ayaa ku dhamaatay barbaro waxana lagu daray daqiiqado dheeraada kadibna waxa la dhigey gool-ku-laad, halkaas oo xulka Arjantiin uu direy xulka Faransiiska iyaga iyo madaxweynehooda.



Madaxda caalamka oo uu ugu horeeyo madaxweynaha Ruushka ayaa hambalyo u direy madaxweynaha iyo shacabka reer Arjantiin guusha weyn ee ay ka soo hooyeen koobka adduunka.

Xulka Arjantiina yaa gurigooda ku noqon doona halkaas oo ay ku sugayso soo dhaweyntii ugu qiimaha badnayd,

Rashiid Celaanyo

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.