09/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Arooskii qarniga oo ka dhacay Boorama

Magaalada Boorama gaar haan hoteelka Rays ayaa waxa saaka ka dhacay meherkii qarniga kadib markii C/llaahi Yuusuf Aare uu ku mehersaday habra wadaagtii Safiyo Tusmo. Waxa uu ku meheriyay 120 halaad oo iyada lafteedu ah rikoodh cusub oo loo sameeyo gabadh garooba.



”Waxaan leehay garoobta hays qimo ridina ee sidaa Safiya oo kale hankiinu ha sareeyo ayay tidhi Sacaada Jaamac oo fikirkeedka dhiibatey barta baraha bulshada ee bogga ARAABINEWS.





ARAABINEWS