X

Haddii reer Awdal raadsadaan waxa ka maqan macnaheedu maaha in reer Berbera ku socdaan: Axmed Yaasiin Sh Cali

Dhalinyaro ku sugan Hargeysa laakiin ka soo jeeda gobolada Awdal ayaa taageeray xildhibaanada gobolada Awdal ay ku diideen in ay 13 kursi ku galaan doorashada taas oo hadda laga saaray agendaha inkastoo aan la garanayn sida lagu xalinayo. Dhinaca kale Axmed Yaasiin Sh Cali Ayaanle oo isna goobta ka hadlay ayaa sheegay in aan lagu socon reer Berbera oo baryahan iyagu ka keenay qaylodhaan.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.