X

Boobe Yuusuf oo ka sheekeeyay xilli budhcadii SNM rabtey in ay qarxiyaan haamaha shidaalka Berbera oo Siilaanyo ka qabtey

Boobe Yuusuf ayaa qarxiyay taariikh xilli budhcadii dhegaha lahayd ee SNM ay rabtey in ay ku gubaan hantida dalka sida haamaha shidaalka Berbera oo Siilaanyo ka joojiyay ugana sheekeeyay taariikhda ay haamuhu soo mareen. Budhcadii SNM oo taageero hub iyo maal ka helaysay Ingiriiska iyo Itoobiya ayaa weerar ku soo qaaday guryaha ay deganaayeen ee Hargeysa iyo Burco taas oo laga sifeeyay ilaa dawladii burburtey.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.