Maamulka Somalilaan ayaa sheegay inay xukumeen 4 askari oo kufsi wadareed u gaystey gabadh yar oo 13 jira. Askartan ayaa la sheegay inay falkan foosha ku kaceen sanadkii hore.
Falkan foosha xun ayaa ka dhacay gobolka Sanaag gaar ahaan Ceel-afweyn. Afartan ayaa la liqsiiyay min 7 sanno oo xadhiga inkastoo aan wax kale loogu darin.
Maamulka Somalilaan ayaa sheegay in kufsiga ugu badan uu ka dhaco magaalooyinka Hargeysa iyo Burco iyo weliba qayb ka mida Sool. Falkan guracan ayaa si xooga looga deyriyay.
”Kufsigu waa dil toogasho ayay qabaan qaar ka mida wadaadada ayuu yiri Xuseen Warsame.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay