Askari lagu ridey xukun dil ah
Maxkamada Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya qeybta 27aad ayaa Maanta waxaa ay soo xirtey kiiska dil qof Shacab ah loogu geystay duleedka Magaalada Baladweyne, kiiskan oo heerar Kala duwan soo maray.
Dilka qofka Shacabka ah ayaa waxaa loo heystay Saddex askari oo ka tirsanaa Ciidamada Dawladda, waxaana Maxkamada Ciidamada ay Maanta xukun dil toogasho ah ku riday mid ka mid ah askarta oo lagu Magacaabo Maxamed Ibraahim Axmed, kaas oo la sheegay in dilkaasi uu ka dambeeyay.
Waxa la sii daayay kan kale oo lagu waayay inuu furey wax rasaasa. Maaha markii ugu horeysay ee la xukuno askar haysta dilal.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...
April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...
April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...
April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...
April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...