X

Askar Maraykanku keenayo oo si aada looga deyriyay xilli dalku horgale

ASKAR MARAYKANA

Maraykanka ayaa maalin kadib doorashada horgalaha weyn ee Xasan Sheekh sameeyay ku xad-gudub xornimada dalka asagoo ku dhawaaqay inuu keenayo askartiisa. ” Wuxuu u jeedaa in dalka u gacan geliyeen horgale ay rabeen waana ka ku dhiiraday inuu askar nagu soo celiyo ayuu yiri Cali Calasow.


“Somaliya ma dalban wuxuu arkayaa in horgale Xasan Sheekh waxba ka oran karin maadaama ay keensadeen. Askartan ayaa markii ugu horeysay dalka yimi intii fadhiid Xasan Sheekh maamulka hayay, waxayna baxeen xilligii madaxweyne Farmaajo.


“Bixitaankoodii Cid u oyday ma jirto haddana Cid rabta ma jirto ayuu qabaa Xuseen Warsame. Runtii imaatinkooda wuxuu halis ku yahay madax banaanida dalku dareemayay ayuu raaciyay.



Marka horgale loo dhiibo maamulka dalka waa iska sidaa, waxaan dib ugu noqonay Gabre iyo wixii la mid ahaa.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.