X

Dayib Erduqaan oo diidey laba wadan inay ku soo biiraan xulafada Maraykanka

Kadib markii Maraykanku Ku qasbay wadamada Finlaan iyo Iswiidhan inay ku soo biiraan xulafadiisa uu hogaamiyo ayaa Rajab Dayib si cad u sheegay inayna ogolaan doonin inay ku soo biiraan. ” Waxba ha isku daalinina inaad noo timaadaan oo na weydiisataan codsi ayuu yiri madaxweyne Rajab Dayib.


“”Diidmo ayaan saari doonaaarkay yimaado golaha xulafada Naato ayuu yiri Dayib Erduqaan. Turkish ayaa muddo Ka badan 30 raadinaayay inuu Ka mid noqdo golaha reer Yurub waase lagu adkeeyay, ayadoo loogu diidey in diin laga uriyay.


Turkiga ayaa hadda ah dalka labaad ee ugu xooga weyn ururkan uu iska maamusho Maraykanku, waxayna leeyihiin codka diidmada. Ilaa ay dalalkooda Ka soo saaraan argagixisada Kurdiyiinta ha iska ilaawaan inay ururka Ku soo biiraan



Maraykanka ayaa sheegay inuu hubayn doono labadaasi wadan hadday Cabsi uga timaado Ruushka oo hawlgal ka wada Yukrayn. Ruushka ayaa dhinaciisa u sheegay labadaasi dal inayna waxba ka faaiideyn ku biirista dalada Maraykanka hogaamiyo.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.