X

Ruushka oo lacagtii ugu badnayd ay ka soo galayso gaaska sanadkan

Waxa gebi ahaanba burburey cunaqabatayntii Maraykanka iyo kooxdiisu saartey Ruushka. Halka dhaqaalaha khaniisiinta reer galbeedku marayo sixir barar kii ugu xumaa, waxa Ruushku ka qaaday in lacagtiisu kor u kacdo isla markaana uu sanadkan kharash gaaraya boqol bilyan oo doolar.


Caadiyan ama cunaqabataynta kahor waxa Ruushku gaaska ka heli jirey ugu yaraan 40 ilaa 50 bilyan oo doolark Maraykanka halka sanadkan uu gaarayo boqol bilyan oo doolarka Maraykanka ah.


Waxa intaas dheer lacagaha kasoo geli doona saliida, macdanaha iyo bacriminta uu ka gado aduunka si wax soo saarka beeruhu faaiido u yeeshaan. ”Runtii khaniisiinta reer galbeedka ayaa khasaare xooga qaba.


Ruushka ayaa dhinaca kale sheegay inuu si ku meelgaadha u joojiyay qamadigii uu aduunka ka gadayay taas oo reer Yurub ay ka qaadi doonaan sixir barar kii ugu xumaa.



Khaniisinta reer galbeedku waxay taagan yihiin maxaa idinku watay ayadoo aan ognahay inay qayb ahaan awoodi karin inay joojiyaan gaaska iyo saliida Ruushka.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.