X

Askar Yuhuuda oo isku laayay safka cuntada iyo dhaawac farabadan oo jira

Ugu yaraan 21 ka tirsdan askarta Yuhuuda ayaa ku dhaawacmey kadib markii ay qoriga iskula baxeen safka cuntada. Askartan oo ay kala wateen lab shirkadood oo sinayay tababar ayaa isku diley safka cuntada.


Anagaa hormarayna iyo anagaa hormarayna ayaa waxa ku dhaawacmey 21 askara oo qaarkood loola cararay isbitaalada dhaawacooda oo halisa. Badankooda waxa lagu daawayay isla goobta safka.

Askartan ayaa markii dambe so kala dhexgalay taliyeyaasha kala hogaaminaayay kadib markii ay ku sigteen inay qoryaha isku cabaystaan. Dagaalka ayaan ku dhamaan intaas ee waxa uu sii socday ilaa isbitaalka halkaas oo askar isku feedhay.


Afhayeen u hadlay aciidanka Yuhuuda ayaa sheegay inay luntey amarkii iyo kala dambeyntii ayna eeda leeyihiin taliyeyaasha ciidamada oo dib loogu celin doono tababar.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.