Dr Axmed Cali Daahir ayaa soo hadal qaaday Haweeneydii maalinta khamiista ahayd AMISOM ay jiirsiyeen Gaadiidkooda dagaalka ah.
Isagoo carabka ku adkeeyay in la qabtay askariga iyo gaadiidka jiiray Hooyo Somaliyed oo mareysay wadada dheer ee xiriirisa KM4 iyo Garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho.
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay