X

Askari ilaalo u ahaa C/welli Gaas oo dhintey

Wararka ka imaanaya Garoowe ayaa sheegaya in askari ilaalo u ahaa madaxweynaha Puntland uu geeriyooday. Wararka ayaa sheegaya in uu ka dhacay gaadhi.


Arintan ayaa fadeexad weyn ku ah C/welli Gaas oo ahayd in uu daryeelo askartiisa uuna ogaado goobta ay khatar ku geli karaan iyo goobaha kale.

Geerida Askarigan ilaalada u ahaa C/wali Gaas ayaa waxaa ay timid kaddib markii uu ka faniinay “ka dhacay”Gaari uu  saarnaa oo ka mid ahaa Kolonyo la socotay Madaxweynaha kuwaas oo ku socdaalayay Wadad u dhaxeysa Degmooyinka Qardho iyo Bandar-beyle.


Sidoo kale wararka ayaa waxaa ay sheegayaan in Askari kale uu soo gaaray dhaawac culus kaas oo isna ka faniinay gaariga kaas oo u socday si xowli ah.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.