Askari mooto bajaajle diley oo gacanta lagu dhigey iyo waxa dilka keenay
Askari mooto Hindiile diley ayaa gacanta lagu dhigey magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan iyo waxa dilka keenay. Dad aad u farabadan ayaa ka caroodey falkan foosha xun waxaynna xireen wadada uu dilku ka dhacay.
Gacanku dhiiglaha iyo marxuunka mooto Hindiile ama kudhi-kudhiilaha ayaa la sheegay inuu muran dhexmaray, waxa caado noqotey in askarta lala murmaa ay keento inay xabadda iska rogaan.
Gacanku dhiiglaha ayaa marku falku gaystey goobta ka baxsaday waxasw booliisku cadeeyeen inay gacanta ku ssoo dhigeen,.
Dadka ayaa dalbanaya in si dhaqsa ah loo dilo oo aan la sugin in waqti la lumiyo halka dadka qaarna leeyihiin waa in dhiig la bixiyaa.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...
April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...
April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...
April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...
April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...