X

Awdal state oo ka hadashay xasuuqa Laascaanood amaana u dirtey SSC

Siyaasi Cali Faarax ayaa afka furtey kana hadlay xasuuqa SNM ka wado Laascaanood halkaas oo hooyo iyo 7 caruura ay ku dileen hoobiye. SSC amaan ayaan u dirayaa waxanan leehay gobanimadiina ku dhinta. Kuwa reer Awdalna waxaan leehay isku diyaariya dagaal.





ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.