X

Axmaarada oo u digtey Tigreega inay soo galaaan dhulka Axmaarada

Maamulka Axmaarada ayaa u digey falaagada Tigreega inay weerar ku soo qaadaan dhulkooda, hadday taasi dhacdana ay dhirbaaxo ayna ka soo kaban ay ku dhici doonto.


Tigreega Maraykanku taageero ayaa hadda looga soo baxay gobolka oo dhan, talaabadaas oo siyaasiyiin badan u arkeen in loo qaaday dhinaca saxda maadaama meesha ay galaan quwado kale oo kharibi kara hanaanka ciidan ee dalkaasi.


Axmaarada ayaa dagaal balaadhan ku qaaday hadhaagi Tigreega, waxayn adib u qabsadeen deegaano uu hore u bixiyay Milas Sinaawi oo Tigree ahaa muddo xukumaayay dalka.#

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.